(Sawirro) Xubno ka tirsan Al-Shabaab oo lagu dilay duleedka degmada Diinsoor

Wararka naga soo gaaraya degmada Diinsoor ee gobolka Baay, ayaa waxa ay sheegayaan in xubno ka tirsan Al-Shabaab lagu dilay duleedka degmadaasi. Weerar qorshaysan oo ciidamada dawlad goboleedka KGS ay ku qaadeen deegaan yar oo lagu magacaabo Gowaawiin, oo hoos yimaada degmada Diinsoor ayaa lagu dilay 6 xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab sida ay sheegeen … Continue reading (Sawirro) Xubno ka tirsan Al-Shabaab oo lagu dilay duleedka degmada Diinsoor